Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “In Dugsiyadii Dawlad Ay Ka Fiicnaadaan Dugsiyo Gaar Loo Yeeyahay…” Madaxweyne Muuse Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,Mudane Muuse Biixi Cabdi oo hadal u jeediyey ardayda wax ka barata dugsiga Hoose dhexe ee Qudhac-dheer iyo macallimiintooda, ayaa ardayda ku bogaadiyey inay ku dedaalaan waxbarashadooda, isla markaana ay dhexda u xidhaan sidii ay ugu diyaar garoobi lahaayeen hoggaaminta dalkooda, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this