Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Kheyraadka Aqalka Sare Oo Ka Soo Horjeestay Shir Maalinta Bari Ah Ka Dhacay London Oo Lagu Xaraashayo Shidaalka Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Guddiga Kheyraadka Aqalka Sare Soomaaliya ayaa si adag uga soo horjeestay shirka lagaga hadlayo Shidaalka ee maalinta berri ka dhacaya magaalada London ee dalka Ingiriiska.


War saxaafadeed ka soo baxay Guddigan ayaa lagu sheegay in shirka lagu xaraashayo shidaalka Soomaaliya uu yahay mid aan waafaqsaneyn sharciga.

Guddiga ayaa sheegay in aan weli laga ansixin Baarlamaanka Sharcigii Batroolka iyo shuruucdii lagu maamuli lahaa soo saarista kheyraadka dalka.

Akhriso War saxaafadeedka Guddiga:

gudiga-khey-696x970.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this