Sign in to follow this  
Deeq A.

Ccw” Xukuumada ha joojiso shirka London ee shidaalka lagu xaraashayo”

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay shirka arimaha shidaalka looga hadlayo ee ka furmaya Magaalada london.

CCW ayaa sheegay in shirkaaasi uu yahay mid lagu iibinayo oo lagu xaraashayo shidaalka Soomaaliya.

Waxa uu xukuumada ugu baaqay in ay si deg deg ah u joojiso shirkaasi.

Hoos ka aqriso waraaxaafadeedka Xisbiga Wadajir.

FB_IMG_1549425028213.jpg?resize=664%2C96

Puntland Post 

The post Ccw” Xukuumada ha joojiso shirka London ee shidaalka lagu xaraashayo” appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this