Sign in to follow this  
Deeq A.

“Samsam Wataa Cadaysaye Maxamuud Xaashi Ha La Waydiiyo 0-ka Milyan Ee Dollar “ Ex Badhasaab Mustafe Shiine

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-London) Badhasaabkii hore ee Gobolada Awdal iyo Maroode Jeex Mustafe Cabdi Shiine ayaa sheegay in la waydiiyo Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi lacagta daynta ah ee Xukuumadda Mauuse Biixi sheegtay inay Qaranka ka maqantahay. Waxaanu yidhi.

B5037A10-39C9-4039-BF77-2D053E2278EB.png

“Marwo Samsam waa taa diyaarka u ah inay hortimaado cid walba oo su’aal uga baahanee Maxamuud Xaashi hala weydiiyo daynta la sheegay ee 80milyan ah.” Sidaa waxa yidhi Ex Badhasaab Mustafe Shiine

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this