Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Dayn Xukuumadda Muuse Biixi Sheegtay Inay Ku Wareejisay Xukuumaddii Hore ee Madaxweyne Siilaanyo

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha arrimaha gudaha ee xisbiga UCID Md. Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa waxaa uu ka hadley lacag deyn ah oo xukuumadda madaxweyne madaxweyne Siilanyo la sheegay inay ku wareejisay xukuumadda hadda tallada haysa madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this