Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Ganacsade Maxamed Aw Siciid Oo Si Sharci-Darro Ah Lagu Siiyey Qandaraas Ku Kacaya Maalaayiin Doollar

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Ganacsadaha Maxamed Aw Siciid ayaa la siiyey Qandaraas ku kici doona lacag ka badan 4 Milyan Oo Dollar kaas oo aan cid ku tartantey aaney jirin sida uu shaaciyey telefishanka HCTV , Qandaraas-kan ayaa ah qalab Scan ah oo dekadda Berbera laga hir galin doono, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this