Sign in to follow this  
Deeq A.

Deni oo albaabka ka xirtay reer Puntland (Go’aan ka soo baxay madaxtooyada)

Recommended Posts

Deeq A.   

Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa albaabada ka xirtay dadka doonaya inay la kulmaan ayada oo la hakiyay qaabilaadda dadka ku booqanaya xafiiskiisa.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Siciid Cabdullahi Deni ayaa lagu amray Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Puntland dhaqan gelinta wareegtada.

Qoraalka ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha laguma sheegin waqtiga ay qaadaneyso hakinta qaabilaadda Madaxweynaha waxaana lagu soo koobay ilaa amar dambe.

Wareegtadan waxaa ku saxiixan Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Maamulka Puntland, C/Naasir Biix Soofe.

51545045_998188753709905_839779498658575

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this