Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyihii Ciidammada Booliska Ee Gobolka Badhan Oo Ka Goostay Somaliland Una Goostay Maamulka Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar aanu ka helay deegaanka Badhan ayaa waxa ay sheegayaan in taliyihii ciidammada booliska Somaliland deegaanka Badhan Caydiid Axmednuur uu ka goostay ciidammada Somaliland.

51592138_392135721598461_771115977615500


Taliye Caydiid Axmednuur ayaa waxa la sheegay in uu talaabaday dhanka Maamulka gobolleedka Puntland oo uu u goostay.


Warar aanu helayno ayaa waxa ay sheegayaan in taliyuhu uu watay gaadiid tikniko ah iyo ciidamo aan badnay, walow aanaan si rasmi ah u xaqiijin tirada gaadiidka iyo ciidammada uu wato.


Maamulka Puntland ayaa waxa uu faro-galin ka wado deegaano ka tirsan gobollada Sool iyo Sanaag iyada oo aan wali xukuumadda Somaliland aanay jawaan waafi ah ka bixinta talaabooyinkaasi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this