Sign in to follow this  
Deeq A.

“Waxa Jira Laba Tuug Oo Kala Khatarsan “ Aqoonyahan Jamaal CALI Xuseen Oo Ka Hadlay 80-ka Milyan Ee Xukuumadda Muuse Biixi Sheegtay Inay Siilaanyo Dayn Ahaan Uga Dhaxashay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargaysa) Aqoonyahan Jamaal CALI Xuseen oo kamid ah dadka khibrada shaqo iyo mida aqoon ahaanba ku xeel dheer dhaqaalaha ayaa si kooban uga Hadlay daynta Xukuumadda Muuse Sheegtay inay ka dhaxleen Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo. Qoraal kooban oo uu bartiisa Facebook-ga dhigay ayuu ku yidhi .

AC331B70-A31C-4D0F-B137-877C4D1332B2.jpe

“Waxa laba jira laba nooc oo tuuganimadda ah, mid si toos ah ayuu u xadaa wixii markaa yaalla. Hadaba waxa jira tuug nooc kale ah oo isagu intaanu waxba xadin dadka ka sii dhaadhiciya inay lacagtaasi maqan tahay. Hadaba nooca danbe ayaa khatar ah. Waxba garan maynee si Alle u daa.”. Sidaa waxa yidhi Jamaal CALI Xuseen

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this