Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Cirro Oo Mas’uul Cusub U Magacaabay Afhayeenka Xisbiga WADDANI

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa waxa uu Afhayeenka xisbigaasi u magacaabay Garyaqaan Barkhad Jaamac Batuun oo hore u ahaa xoghayaha cadaalada ee xisbigaasi.


Halkan hoose ka akhriso:

barkagad.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this