Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdirkariin Xinif Oo Ku Margaday Su’aalo Kulul Oo Laga Weydiiyay Shaqada Hay’ddiisa, Halka Ay Ku Dambaysay Lacagtii Abaaraha Ee Xukuumaddii Hore Iyo Wareejinta Guddoomiyenimada Xisbiga KULMIYE

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Cabdirkariin Axmed Xinif ayaa waxa ku margaday su’aalo kulul oo laga weydiiyay shaqada hay’ddiisa, halka ay ku dambaysay lacagtii abaaraha ay ururisay xukuumaddii hore ee Madaxweyne Siilaanyo iyo shirka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE dheelitir la’aanta xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi iyo wareejinta guddoomiyenimada xisbigaasi, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this