Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamaanka HirShabelle Oo eedeeyay madaxweyne Waare

Recommended Posts

Deeq A.   

Jowhar (SMN) – Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka HirShabelle oo la hadlay Warbaahinta ayaa eedeyn la xariirta musuq-maasuq u jeediyay madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare.

Xubnahani ayaa sheegay in madaxweynuhu mas’uul ka yahay dhibaatooyinka dhaqaale xumo ee ka jira deegaanada HirShabelle.

Sidoo kale waxa ay intaasi ku dareen in la masuq-maasuqo, islamarkaana si gaar ah loo isticmaalo canshuuraha maamulkaasi, sida ay hadalka u dhigeen.

Arrintan ayaa ku soo aadeysa, xilli malmihii la soo dhaafay ay taagneyd cabasho la xariirta mushaar la’aan heysata xildhibaanada Baarlamaanka HirShabelle.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/cod-mahad-ee.mp3

The post Baarlamaanka HirShabelle Oo eedeeyay madaxweyne Waare appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this