Sign in to follow this  
Deeq A.

Askari ka tirsan Ciidanka DFS Oo dil ka geystay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Askari ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta qof shacab ahaa uu ku dilay isgosyka Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Qof goobjooge ah oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in ay murmeen Askariga iyo Marxuumka oo la sheegay in uu ahaa qof Ganacsade ah.

Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ayaa gaaray meesha ay wax ka dhaceen, iyagoona gacanta ku dhigay askarigii ka dambeeyay dilkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/COD-CABDIQANI-.mp3

The post Askari ka tirsan Ciidanka DFS Oo dil ka geystay Muqdisho appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this