Deeq A. Posted February 4, 2019 Balcad (SMN) – Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta xiisad xoogan ay ka taagan tahay degmada Balcad ee gobolkaasi. Xiisadan ayaa la sheegay in ay u dhexeyso guddoomiyaha Balcad iyo Xoghayaha cusub ee maamulka degmadaasi. Ilo dadka deegaanka ah ayaa sheegay in haatan xaaladdu ay tahay mid kacsan, , islamarkaana ay wal wal ka qabaan in dagaal uu ka dhaco halkaasi. Xalay ayey aheyd markii ciidamo kala taabcsanaa mas’uuliyiintaasi ay ku dagaalameen gudaha magaaladaaasi. The post Xaalad kacsanaan ah Oo laga dareemayo degmada Balcad appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites