Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Deyn Xukuumaddii Hore Siilaanyo Ku Wareejisay Xukuumadda Muuse Biixi Ee Bulshada Somaliland Laga Qariyey Oo Maanta La Soo Bandhigay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha guddida ilaalinta iyo dabagalka hantida qaranka ee golaha wakiillada Somaliland Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ay la ildaran tahay $80 Milyan oo dayn ah taasi oo ay ku wareejisay xukuumaddii hore ee madaxweyne Siilaanyo.


Wasiirka wasaaradda maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa uu qiray inay jirto dayntaasi, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this