Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Oo 6 Bilood Oo Xabsi Ah Ku Xukuntay 20 Carruur Der-Bijiif Ah Oo Cabasho La Hor-Tagay Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Maxkamadda gobolka Maroodijeex ee Hargeysa ayaa 6 bilood oo xabsi ah ku xukuntay 20 dhalinyaro derbijiif ah.

Maxkamaddu waxay sheegtay in dhalinyaradan lagu soo eedeeyay isticmaalka maandooriyaha xabagta ama Alcohosha iyo inay arbusheen wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this