Che -Guevara Posted February 7, 2019 Salaax, inkaarqabe baa tahay, look what you started 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 7, 2019 10 hours ago, Che -Guevara said: Salaax, inkaarqabe baa tahay, look what you started I didn't start anything it was a open goal. >Remembers Siad Bare massacre against civilians in Waqooyi galbeed but denies the deaths of other civilians in Awdal region. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted February 8, 2019 Dr.odweyne Saxiib waan ku salaamay, ma snm markii wax laga sheego unbaad soo toostaa? Waan kugu raacsanahay dadka gedo kasoo jeeda markay hargaysa joogaan waxba kama sheegaan snm sababtoo ah qabiil degaankiisii jooga oo hubaysan waa inaad khalad iyo saxba ku raacdaa si aan naftaada dhib usoo gaarin Kuwa reer hargaysa haday ayaguna gedo tagaan siyaad bare way u duceeyaan waa iska caadi. Balse dadka waawayn xaqiiqda way la socdaan waxaan isku haysano waa jiilkaa noo soo baxaya oo cuqdada lagu marin habaabinayo sida tilaabo suldaanka iyo kuwo kaloo badan. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted February 8, 2019 I watched speech the other day by Geldoon, every somali community have their own reality, sheeko guri, and blaming the others, Every community believe they are righteous. We can not all be right, There has to be truth finding commission as part of reconcilliation. The crimes of Somali millitias are well documented. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 11, 2019 The Borama Suldaan warns Muuse Bixi to release the jailed youth 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted February 11, 2019 Free the youth and RIP for many massacred by SNM in these reigons 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted February 11, 2019 Jufo yar oo la yiraahdo abokor jaamac, yaa dhibka u gaystay beel cariiq ah ama reer boorame, ka dibna odoyaal baana ka fujiyay oo dhex galay si aan loosii layn waa ihaano ama xaqiraad inteeda le,eg. Lafaheena xuso kuwiinana hasoo hadal qaadinina waa ihaano kale. Waa dadka ugu nabadda jecel uguna aqoonta fiican soomaalida sida la qoray. Magaaladoodana cid looga dilo mooyee qof kuma dilin sidaan taariikhda lagu sheegay. Marnaba kama aysan hor imaan riyadaan aqoonsiga wayday si loo wada noolaado oo dhib u imaan. Dad aan dhib looga baqayn inaba, maxaa keenay in la aamusiyo oo wiilashooda aqoonyahankaa mujrimiin lagula xiro jeel madaw? 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites