Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax Gaari Oo goor dhow ka dhacay M/ Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( SMN) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaraxa xoogan oo goor dhow ka dhacay degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa ka dhashay Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa, kaas oo ku qarxay afaafka hore ee Muqdisho Mall.

Sidoo kale waxaa meesha uu qaraxu ka dhacay ka agdhow saldhigga Booliska ee degmadaasi.

Lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxan, balse waxaa haatan socda gurmad lagu samata bixinayo dadka ay waxyeeladu soo gaartay.

Radioshabelle.com.

The post Qarax Gaari Oo goor dhow ka dhacay M/ Muqdisho appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this