Deeq A. Posted February 4, 2019 Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa goordhow ka dhacay qarax. Qaraxan ayaa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa. Si weyn ayaa looga maqlay maqalka qaraxaan inta badan magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacay degmada Xamar-weyne gaar ahaan agagaarka xarunta dowlada Hoose ee Muqdisho. Waxaa jira khasaaro hayeeshee si rasmi ah looma oga. Wixii ku soo kordha dib kala soco Insha allah. The post Qarax gaari loo adeegsaday oo ka dhacay Muqdisho appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites