Sign in to follow this  
Deeq A.

Nin Hubeysan Oo Toogtay Madaxii Shirkadda DP World Ee Dekedda Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Boosaaso)-Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in nin hubeysan uu saaka toogtay Madaxii Shirkadda DP World ee Dekeda Boosaaso.

Ninka la dilay ayaa lagu magacaabaa Paul Anthony Fermosa waxaa uu hayay maamulka shirkadda ee ku howlaneyd dhisidda dekedda magaalada Boosaaso.

wararka soo baxaya waxay sheegayaan in la toogtay mas’uulka.

Wixii faahfaahin ah halkan ayaan idiin kuugu soo gudbin doonaa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this