Sign in to follow this  
Deeq A.

Kenya Oo weli burburin ku heyso xarumaha Hormuud

Recommended Posts

Deeq A.   

Garbahaarey ( SMN )-Korneyl Aadan Rufle oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda ee gobolka Gedo ayaa ku eedeeyay ciidanka Kenya in ay wadaan dhaq dhaqaaqyo xoogan oo ay ku doonayaan in markale ay ku burburiyaan xarumaha shirkadda isgaarsiinta Hormuuud ee ku yaalla koonfurta Soomaaliya.

Aadan Rufle ayaa tilmaamay in ay heleen xog ku aadan qorshe ciidamada Kenya ay ku burburinayaan xarumo hor leh oo ay leedahay shirkaddaasi.

Waxaana uu ugu baaqay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya in ay ka war heyso, kana hortagto dhibaatooyinkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/cod-ismaaciil.mp3

The post Kenya Oo weli burburin ku heyso xarumaha Hormuud appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this