Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Imisa Goor Ayuu Madaxweyne Muuse Biixi Warbaahinta Ka Weeraray Farmaajo Tan Iyo Markii La Doortay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa tan iyi markii la doortay waxa khudbadihiisa inta kula hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, waxaanu marar ku celceliyaa in dawladda Soomaaliya ay Somaliland ku wado weeraro dhinac walba ah.


Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa isagu aan mar kaliya jawaan ka bixin hadal Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo eedaymaha uu u jeediyo.


Halkan hoose ka DAAWO inta ee uu Madaxweyne Muuse Biixi la hadlay Farmaajo

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this