Sign in to follow this  
Deeq A.

Askari Ciidammada Booliska Soomaaliya Oo Magaalada Muqdisho Ku Dilay Hooyo Heysata Sideed Carruur Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Askari ka tirsan Ciidammada Booliska Soomaaliya ee ka howlgala magaalada Muqdisho, ayaa shalay toogtay Hooyo Soomaaliyeed oo heysata Sideed Carruur ah.

muqdisho-696x392.jpg


Hooyada la dilay oo lagu magacaabi jiray Xaawo Shiikhoow Faarax ayaa waxaa toogtay, iyadoo saaran Moota Bajaaj Askari ku sugnaa Isgoyska Bakaaraha qeybta xigta dhinaca degmada Howlwadaag, dhaawac daran oo ka soo gaadhay rasaasta ka haleeshay qeybta sare ee jirka ayaa sababtay in marxuumada ay ku geeiryooto waddada intii Cisbitaalka loo sii waday.

Saraakiisha Saldhigga booliska ee degmada Howlwadaag, ayaa ehelka u sheegay inuu gacanta hay’adaha ammaanka ka baxsaday Askariga dilka geystay, balse ay socdaan howlgal lagu baadi goobayo gacan ku dhiiglaha.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this