Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Farmaajo Iyo Khayre Waxa Ay Weerar Joogto Ah Oo Qaawan Ku Hayaan Qaranka Somaliland…” Madaxweyne Muuse Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse biixi Cabdi oo ka qayb-galay khudbadna ka jeediyey Xuska Sannad Guuradda 25aad ee Aas-aaska Ciidanka Qaranka Somaliland oo ku beegan maanta oo ay taariikhdu tahay 02-02-2019-ka, waxaanu ka hadlay arrimo badan oo xasaasi ah, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this