Sign in to follow this  
Deeq A.

Dablay Hubaysan Oo Weerar Ku Qaaday Dugsi Ciidammada Millatariga Somaliland Oo Ku Yaalla Gobolka Sanaag

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)- Hal Askari Ayaa Dhaawac Soo Gaadhay Kadib Markii Dablay Hubaysan Weerar Ku Qaadeen Dugsiga Ciidamada Milatariga Degaanka Bixin Ee Gobalka Sanaag.


Dablayda Weerarka Qaaday Ayaa Dugsiga Kala Baxay Nin Ku Xidhnaa Kaasi Oo Ahaa Sababta Ugu Weyn Ee Dugsiga Weerarka Loogu Qaaday Si Looga Baxo.

Askariga Dhaawacmay Ayaa Gaadhkii Dugsiga Ahaa Waxaana Dhaawacisa La Geeyay Magaalada Ceerigaabo.

Axmed Cali Dhuux Oo Ah Taliyaha Dugsiga Bixin Ee Weerarka Lagu Soo Qaaday Ayaanu La Xidhiidhnay Balse Noogama Jawaabin Telefoonkiisa

Waxaa Xusid Mudan In Ay Ehel Yihiin Raga Dugsiga Soo Weeraray Taliye Axmed C Dhuux.

Xigasho /Weriye Mohamuud Masuul

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this