Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Somaliland Oo Haddana Ka Tirsan Guddida Tacliinta Sare Oo Mushaharkii Laga Joojiyay Iyo Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi oo hadda ka tirsan guddida tacliinta sare ayaa Mushaharkii laga joojiyay, ka dib markii uu kasoo xaadiri waayay shaqada guddida.

Maxamed Xasan Sheekh Muumin, guddoomiye ku xigeenka guddida tacliinta sare ee Somaliland ayaa sidaas sheegay, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this