Hunguri Posted September 12, 2007 Well, Masha Allah. I am really proud of these young girls. Have a look at the vedeo snap shot, or if it does not work for you, just go to www.wardheernews.com and scroll the pointer to the right side of the scroll. You will find the snap shot of "Yasmin Hamud". Well, wht can I say Gobsanaa Hablayahagu....... See the snap shot Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 12, 2007 Gobsanaa hablahayagu indeed ......... Adiga maxaa horta hablaha ku daba dhigay niyow ? Isn't that hunguri or yours for food only ?? ,, hehe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted September 13, 2007 waxaan kaaga jawaabi doonaa bacdal ciid-ka hadii Alla idmo. Ramadaan Kariim awoowe. Saanbuusihii iyo Taangadii ayaad si fiican isula dhacaysaa baan u garty loool. Ha ugasoo kicin Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted September 14, 2007 Ala waa ramadaan Hungurina maxaa kahaysta? lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted September 15, 2007 Red Sea abti ninkaa JB ayaa taayir raba inuu i hor dhigo. Anigu Ramadaanta waxaan rabaa inaan afka ka adkaado. Ragoow Afka iyo gacanta iyo meel walba halaga adkaado Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted September 16, 2007 Adigu afka. Jacaylowna qosolka badan. Aniguna xoogaa waa in aad hadalka yareeyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites