Deeq A. Posted February 2, 2019 Baydhabo ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha K/ Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa maanta ku dhawaaqay qaar ka mid ah Golaha wasiirada maamulkaasi. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Lafta Gareen ayaa waxa lagu magacaabay xubno gaaraya 10, kuwaas oo ay ku jiraan wasaarado muhiim ah. Lafta Gareen ayaa maalmihii la soo dhaafay waday wadatashiyo guud oo ku aadan dhismaha xukuumadda cusub ee maamulkaasi. Halkan hoose ka Akhriso:- The post Madaxweynaha K/ Galbeed Oo magacaabay Wasiiro cusub appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites