Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha K/ Galbeed Oo magacaabay Wasiiro cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Baydhabo ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha K/ Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa maanta ku dhawaaqay qaar ka mid ah Golaha wasiirada maamulkaasi.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Lafta Gareen ayaa waxa lagu magacaabay xubno gaaraya 10, kuwaas oo ay ku jiraan wasaarado muhiim ah.

Lafta Gareen ayaa maalmihii la soo dhaafay waday wadatashiyo guud oo ku aadan dhismaha xukuumadda cusub ee maamulkaasi.

Halkan hoose ka Akhriso:-

AARO-214x300.jpg

AARI-212x300.jpg

The post Madaxweynaha K/ Galbeed Oo magacaabay Wasiiro cusub appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this