Sign in to follow this  
Deeq A.

Farmaajo Oo ka Tacsiyeeyay Geerida Abwaan Baarleex

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyskii Alle ha u naxariistee Abwaan Cabdillaahi Xirsi Baarleex oo ku geeriyoodey waddanka Hindiya.

“Alle ha u naxariisto Abwaan Cabdullaahi Xersi Baarleex oo ku geeriyooday Hayderabad, Hindiya. Wuxuu ahaa abwaan gole-ka-fuul ah oo af iyo addinba ku difaacay dalka iyo dadka. Qoyskiisa iyo qarankaba Eebe sabar iyo iimaan haka siiyo, isagana jannadii Firdawsa Alle haka waraabiyo.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.” Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

The post Farmaajo Oo ka Tacsiyeeyay Geerida Abwaan Baarleex appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this