Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Cagjar oo sheegay in la xalliyay Khilaafkii dowlad degaanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Degaanka Soomaalida Ethiopia, Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa sheegay in la fashiliyay koox uu ku tilmaamay dhiig-Cabayaal oo isku dirayay madaxda federaalka iyo kuwa degaanka.

Kooxdaasi ayuu sheegay in ay yihiin haraadigii Xukuumaddii hore ee Cabdi Maxamuud Cumar islamarkaana ay isaga kula colleebeen Soomaalinimo jecaylka iy diinta.

Madaxweynaha ayaa intaas raaciyay in heshiis laga gaaray khilaafkii u dhexeeyay xisbiga degaanka gaar ahaanna guddoomiyaha xisbiga Axmed Shide iyo isaga (Cagjar).

Mudane Cagjar ayaa shalay dib ugu laabtay magaalada Jigjiga kadib markii Addis Ababa lagu soo xalliyay khilaafkii u dhexeeyay isaga iyo Axmed Shide.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Cagjar oo sheegay in la xalliyay Khilaafkii dowlad degaanka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this