Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo magacaabay qaar kamid ah golaha wasiirada maamulkiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

Baydhabo (Caasimada Online)-Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa ku dhawaaqay qaar kamid ah liiska golaha wasiirada maamulkiisa.

Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in 10 kamid ah golaha wasiirada uu ku dhawaaqay madaxweynaha Koofur Galbeed, waxaana la ogeyn goorta lasoo dhameystirayo golaha wasiirada maamulka Koofur Galbeed.

Madaxweyne Lafta Gareen ayaa maanta usoo duulay magaalada Muqdisho, waxaana ka hor la shaaciyay liiska golaha wasiirada maamulkiisa.

Hoos ka akhriso tirada wasiirada cusub.

51007258_2355556638007693_63313229988380 51435094_2355556668007690_82601527222468

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this