Sign in to follow this  
Deeq A.

Al-Shabaab oo sheegatay inay qarax ku dishay 4 Askari

Recommended Posts

Deeq A.   

Wanlaweyn (Sh.M.Network) –  Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegatay qarax askar ka tirsan dowlada lagula eegtay duleedka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose.

War qoraal ah oo ay Shabaab ku daabacday baraha ay ku leedahay Internet-ka ay ku xustay inay afar askari ku dishay weerarka.

Ma jiro illaa iyo haatan mas’uul ka tirsan maamulka degmada ama gobolka oo illaa iyo haatan ka hadlay sheegashada Al-Shabaab.

Inta badan Shabeellaha Hoose waxaa dhacdooyinka noocaan ah, kuwaasi oo lala beegsado Kolanyada ay la socdeen ciidamada xooga iyo kuwa AMISOM.

The post Al-Shabaab oo sheegatay inay qarax ku dishay 4 Askari appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this