Sign in to follow this  
Deeq A.

Midowga Afrika oo taliye cusub u magacaabay AMISOM

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Sh.M.Network) – Midowga Afrika ayaa taliye cusub usoo magacaabay howlgalka nabad-illaalinta Soomaaliya ee AMISOM.

Taliyaha cusub oo lagu magacaao Tigabu Yilma Wondimhunegn ayaa bedalay Jim Beesigye Owoyesigire jagada hayey tan iyo bishii Janaayo ee 2018.

Tigabu oo udhashay dalka Itoobiya ayaa xilka kula wareegay munaasabad ka qabsoontay xarunta howlgalka ku leeyahay Muqdisho.

Mas’uuliyiin uu kamid yahay wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya, ahna madaxa howlgalka AMISOM, Francisco Caetano Madeira, ayaa xaflada joogay.

The post Midowga Afrika oo taliye cusub u magacaabay AMISOM appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this