Sign in to follow this  
Deeq A.

Tirada Dadkii Ku Dhintay Doonyihii Ku Degay Jabuuti Oo Korodhay Iyo Howlgal Samatabixin Ah Oo Wali Socda.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Ugu yaraan 28 qof ayaa ku dhintay labo doonyood oo ku qalibmay xeebaha dalka Jabuuti, sida ay sheegtay laanta Qaramada Midoobey u qaabilsan muhaajiriinta.

Qof kamid ah dadka kasoo badbaaday badda ayaa sheegay in 130 qof ay saarnaayeen doomaha, waxaa hadda socotaa howlaha samatabixinta ee lagu raadinayo dadka maqan.

Dalka Jabuuti ayaa bilooyinkii lasoo dhaafay noqday marin ay sii kasii tallaabaan muhaajiriinta ku wajahan kacanka Cadmeed.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this