Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Aqoonyahan Daqare “Museveni Hadalkaan Iyo Kuwo Ka Xun Waa Laga Sugaayay”

Recommended Posts

Deeq A.   

Aqoonyahan C/raxmaan Daqare oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog, waxa uu kaga hadlay arrimo ku aadan hadalkii dhowaan kasoo yeeray madaxweynaha Uganda ee ahaa in Soomaaliya aanay ka jirin dowladnimo.

Waxa uu sheegay Daqare in hadalkaan iyo kuwo ka xunba laga sugayey madaxeynaha Uganda, balse wuxuu tilmaamay in uu caddeeyey nabadda Soomaaliya iney dhib ku tahay.

Daqare ayaa tilmaamay in dowladda federaalka Soomaaliya laga sugayo iney arrintaasi jawaab cad oo geesnimo leh ka qaadato.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/01/AQOONYAHAN-CABDIRAXMAN-DAQARE-.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this