Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha JFS Oo u mahadceliyay Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Garoowe ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo ka hadlayay kulamadii is afgaradka ahaa ee ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa shaaciyay in meesha laga saaray khilaafkii in muddo ahaa u dhexeeyay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa intaasi ku daray in tabashooyinka weli jira lagu dhameyn doono bisha soo socota ee Feybaraayo.

Sidoo kaler Madaxweynaha JFS ayaa u mahadceliyay madaxda Puntland oo suura galiyay kulamadaasi, waxaana uu uu tilmaamay in door muuqda ay ka qaateen dadaalladaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/01/cod-cabdiqani-.mp3

The post Madaxweynaha JFS Oo u mahadceliyay Puntland appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this