Deeq A. Posted January 30, 2019 Garoowe ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo ka hadlayay kulamadii is afgaradka ahaa ee ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa shaaciyay in meesha laga saaray khilaafkii in muddo ahaa u dhexeeyay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka. Madaxweyne Farmaajo ayaa intaasi ku daray in tabashooyinka weli jira lagu dhameyn doono bisha soo socota ee Feybaraayo. Sidoo kaler Madaxweynaha JFS ayaa u mahadceliyay madaxda Puntland oo suura galiyay kulamadaasi, waxaana uu uu tilmaamay in door muuqda ay ka qaateen dadaalladaasi. Halkan hoose ka dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/01/cod-cabdiqani-.mp3 The post Madaxweynaha JFS Oo u mahadceliyay Puntland appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites