Sign in to follow this  
Deeq A.

Shacabka Muqdisho Oo aragti ka bixiyay hadalkii Museveni

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan M/ Muqdisho ayaa aragti ka bixiyay hadal gaf ku ah DFS oo ka soo yeeray Madaxweynaha daka Uganda Yoweri Museveni, kaas oo ku aadanaa in Soomaaliya aysan lahayn dowlad jirta.

Dadweynahani oo la hadlay Shabelle ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay warkaasi, waxaana ay ugu baaqeen DFS in ay ka jawaabto.

Arrintan ayaa hadal heyn badan ka dhex dhalisa baraha bulshada, iyadoona laga war sugayo jawaabta ay bixineyso dowladda Soomaaliya.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/01/cod-turki-.mp3

The post Shacabka Muqdisho Oo aragti ka bixiyay hadalkii Museveni appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this