Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Silaanyo 80 cod ayaa la yidhi waa lagaaga helay. H.Jeclo reer qudha may caayin

Recommended Posts

Deeq A.   

Axmed Silaanyo 80 cod ayaa la yidhi waa lagaaga helay. H.Jeclo reer qudha may caayin, dhul gariirna kumuu dhicin waxaana doorashadii danbe la galay iyadoo umadiiba Kulmiye ah.

F59CFCFF-432F-4792-8C5D-4BFF0FC89689.jpe

Jeegaan, Jeegaan, Jeegaaan hoonkiibaa nagaga dhagay.
Tolow cabaadka ma joojina oo Xisbigii Wadani meel adag ayuu kaga hayaa oo imikaba Muuse waa ku jiqe ma tageeraa?.
East Burco Clan iyo H.Awal waa dad inala

dhashay raguna wax uu isku qabtaa aduunkiina muu rogman maalintuu Wadani dhacaye mucaaradad caqliga gasha ma la nimaadna. ?.
Caydu waa hubka nin awood waayay ee cayda ma joojiina?.
Lacagtii Xisbiga ma ururinaa, dadkana ma soo jiidana.
West Burco Clan West Burco Clan West Burco Clan West Burco Clan West Burco Clan West Burco Clan West Burco Clan West Burco Clan Lagaaga murmi maayo ee isagoo kuu xaajasan umada kalena saaxiibo maad ku yeelan, mise kaas oo weliba aanad niyad badan u haynin ayuunbaad ku sayixi, umada kalana way kaaga tegi ileyn waa Qoladaadiiye.
Waa talo aad u culus hadaad diido u diyaar garow.

  1. Garxajiska aad sheegayso laftiisa oo kala dhaqaajiya oo Danley noqda.
  2. Jin Dagaageyga oo kolba 300 soo qadeysiiya.
  3. Sida caadada ah Jilib kasta oo Jin Dagaageygiisa difaacda.
  4. Muuse Biixi iyo raga laga cabanayo oo doqoniimada iyo asqada ka faaiideysta oo ninkii ay Xiniinyo ku arkaana fogeeya, Daaquudadana soo xareysta.
  5. Iyo adigoo Baroor iyo cay mediaha la dhex taagnada.
    Igaba dhan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this