Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Soo Bandhigay Taariikhda Dhabta Ah Ee Faysal Cali Waraabe Iyo Xidhiidh Ka Dhexeeyaa Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxdii Dawladdii Siyaad Barre

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee xisbiga WADDANI Saleebaan Ducaale Xaaji Jaamac ayaa waxa uu ka warramay taariikhda Faysal Cali Waraabe iyo xidhiidhka dhexeeya madaxda Soomaaliya ee hadda joogta iyo dawladdii Millatariga ahayd ee Siyaad Barre, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this