Deeq A. Posted January 28, 2019 Garoowe ( Sh. M. Network )-Guddoonka Baarlamaanka Puntland ayaa maanta shaaciyay Liiska guddiyada Golaha Wakiilada maamulkaasi. Guddiyadan oo tiro ahaan gaaraya illaa lix ayaa waxaa uu midkiiba ka kooban yahay lix illaa todobo xubnood. Halkan hoose ka Akhriso:- The post Liiska Guddiyada G/Wakiilada Puntland Oo la shaaciyay appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites