Sign in to follow this  
Deeq A.

Dad Badan Oo Ku Dhintay Xaflad Aroos Oo Ka Dhacday Dalka Beeru +SAWIRRO

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Beeru)-15 qof ayaa la sheegay inay geeriyoodeen, 34 kalena dhaawacmeen, kadib, markii uu ku soo dumay Derbi ka mid ah Hoteelkii ay Xafladaasi ka socotay.

PERU-WEDDING.jpg PERU-4.jpg PERU-2.jpg PERU.jpg


Madaxa Machadka Difaaca Madaniga ee dalkaasi, Jorge Jaafees ayaa sheegay inay dadkaasi geeriyoodeen, kadib, markii uu roob xooggan oo ka da’ay Degmadda ANDEAN oo ku taalla Koonfurta dalkaasi sababtay inuu qeyb ahaan soo dumo Derbiga Hotelka lagu magacaabo Alhambara hotel.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this