Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigay Cusbitaal Gaarka Loo Leeyahay Oo Ku Yaalla Hargeysa Iyo Madaxweyne Biixi Oo Booqday

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo booqday Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf oo xaalad caafimaad loo dhigay Cusbitaalka Hal-door ee Caasimada Hargeysa, ka dib markii uu ku soo booday xanuun kedis ah oo ka haleelay lugta iyo gacanta bidix.

51231845_2167399116843876_76431319265926

Waxaanu Madaxweynuhu wasiirka Alle uga baryay inuu caafimaad taama siiyo, isaga iyo intii xaalad caafimaad u jiifta.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this