Deeq A. Posted January 27, 2019 Garoowe ( Sh. M. Network )-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wadatashi iyo is-xogwaraysi ah la yeeshay Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka. Kulanka waxa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Madaxweynayaashii hore ee dalka Mudane Xasan Sh. Maxamuud iyo Mudane Shariif Sh. Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geeddi iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Sen. Cabdiraxmaan Maxamed Faroole. Madaxda Qaranka iyo kuwa dowlada Goboleedyada oo ay wehliyaan madaxweynayaashii hore ayaa ka qeybgalay calaama saarkii madaxweynaah Puntland Siciid C/llaahi deni oo xalay ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. The post Madaxweynaha JFS Oo la kulmay madaxda M/Goboleedyada appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites