Sign in to follow this  
Deeq A.

“Waan Idin Cafiyay Ee I Cafiya…” Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay Inay Ka Go’an Tahay Adkeynta Wadashaqeyn Maamul Goboleedyada

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Garoowe)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb-galay munaasabad xalay lagu caleema-saaray Madaxda maamul gobolleedka Puntland ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay ka go’an tahay adkeynta wadashaqeyn buuxda oo ka dhaxeysa Dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada Soomaaliya, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this