Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Madoobe oo ku baaqay in xal laga gaaro qilaafka dowlada dhexe iyo maamul Goboleedyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Madxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ka hadlayay xalay xafladii caleemasaarka madaxda cusub ee Puntland ayaa ka hadlay qilaafka u dhaxeeya DFS iyo kuwa maamul Goboleedyada.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in aan loo baahneeyn qilaaf siyaasadeed waxaana uu sheegay in loo baahanyahay in qilaafka meel la iska dhigo.

Waxaa uu ku baaqay in wada hadal ay galaan masuuliyiinta DF iyo kuwa Maamul Goboleedyada.

Hoos ka dhageeyso Codka

https://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2019/01/Axmed-Madoobe.m4a

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post 

The post Axmed Madoobe oo ku baaqay in xal laga gaaro qilaafka dowlada dhexe iyo maamul Goboleedyada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this