Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal oo Magacaabis cusub Sameeyay (Wareegto)

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online)-Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal C/raxmaan ayaa soo saaray wareegto uu xil ugu magacaabayo lataliyaha sare ee dhanka warbaahinta ee xafiiska Guddoomiyaha.

Lataliyaha sare ee dhinaca Warbahinta ee Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa waxaa loo magacaabay in uu noqdo Liibaan Maxamed Xuseen.

Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka ayaa waxaa la faray in uu dhameeystiro habraaca maamuuska Lataliyaha Meelmarinta Go’aanka sida ugu haboon ee Sharciga waafaqsan.

Hoos ka aqriso wareegtada kaso baxday xafiiska Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

Warqad-1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this