Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Madaxweyne Hore Sheekh Shariif Oo Fariin u Direy Madaxda Soomaaliyeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa fariin u diray madaxda Soomaaliyeed xilli uu hadal ka jeedinayey munaasabaddii lagu Caleema saarayey madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Puntland.

Sheekh Shariif ayaa si sarbeeb ah ugu sheegay madaxda in ay xalliyaan wixii dhexdooda ah, islamarkaana ka wadahadlaan.

Dhanka kale, Sheekh Shariif ayaa madaxweynaha cusub ee Puntland iyo ku xigeenkiisa u rajeeyey in si sax ah u gutaan waajibka saaran.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/01/Sheekh-Shariif.mp3

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this