Sign in to follow this  
Deeq A.

Toos: Xafladda caleema-saarka madaxweynaha Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Xafladda caleema-saarka madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa ka socota xarunta madaxtooyada magaalada Garoowe.

Munaasabadda waxaa ka qeyb-gelaya madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxweynayaashii hore ee Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo Xassan Sheikh, madaxda maamul goboleedyada dalka, Ra’ iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cali Maxamed Geeddi, madaxweynayaashii hore ee Puntland, Cabdiraxmaan Faroole & Cabdiweli Gaas iyo ku xigeenadoodii, mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha Baarlamanka iyo wasiirada heer Federaal iyo maamul goboleed, safaaradaha dalalka qaarkood, xubno ka socda  IGAD, Midowga Afrika, UNSOM iyo marti sharaf kale.

Toos

TOOS: Xafladda Caleema-saarka madaxweynaha Puntland

Posted by Puntland Post on Saturday, January 26, 2019

PUNTLAND POST

The post Toos: Xafladda caleema-saarka madaxweynaha Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this